SIRTA GUUSHA ..
Sirta guusha! ■ waligaa hankagiyo ■ himiladada dheerey! ■hiigso meel sareyso! ■hadafkaga gaar yeel! ■nooley hankaagoo! ■rajadada howl gali! ■waligaa habsamidiyo! ■kudadaal hubsimada! □ wax kuuhifa waad heli! □neceb hormarkagai! □samirkaa adkeyo! □naftu hawl mawydee! □ku ilaali hora usocod! @Furaha Nolasha